Waxaa Maanta Imtixaankii Bilaha ahaa Loo Fadhiistay Xarunta Sahal software ee Magaalada Buuhoodle Imtixaankii Bilaha ahaa Kaasi oo Ardayda Laga Qaado Bil Waliba si Loo Ogaado Aqoontoontooda Waxbarasho Heerka ay Gaadhsiisantahay.
Ugu Horay Waxaa Halkaasi Ka Hadlay Abshir Caydiid Abdilaahi oo kamdi ah Masuuliyiinta Xarunta Sahal Softawre ee Magaalada Buuhoodle Waxaana uu ka Warbixiyey Imtixaankani Maanta ka Bilaabay Xaruntaasi Muhiimada Laga Leeyahay.