WARARKA SOOMAALI

Daawo-Xukuumada Khaatumo ka hadashay geeridii Naxdinta lahayd ee Ex W/Yasin Sulube+Qudbadiisii ugu danbeysay-Video.

Magaalada Buuhoodle Waxaa Maanta Shir Balaadhan Isagu Yimid Labada Gole ee Maamulka Khaatumo  iyo Golaha Deegaanka ee Buuhoodle Waxaana Shirkaasi Ka soo Qayb Galay Wasiiro iyo Xildhibaano Katirsan Maamulka Khaatumo  oo Tacsi Gaar ah u Diray Eheladii iyo Qaraabadii uu Ka Geeriyooday Marxuun Yaasiin Ahmed Sulub.

HALKANI KA DAAWO VEDIO

Waxaana Halkaasi Ka Hadlay Wasiirka Warfaafinta Khaatumo AHmed Xaaji Cali iyo Gudoomiyaha Golaha Deegaanka ee Buuhoodle Wasiiro iyo Xildhibaano Waxayna Tacsi Gaar ah u Diray Dhamaan Qoyskii iyo Eheladii uu ka soo Jeeday Marxuunkaasi” Waxana Ilaahay Looga Baryey inuu Jano Fardowsa ka Waraabiyo.

 

[email protected]

Buuhoodle

 

 

SOMALI NEWS

To Top