WARARKA SOOMAALI

Vedio” Ha,yada Xaaji Abuurkar Ahmed Foudition oo Deeq Raashin ah Gaadhsiisay Degmada Ceegaag

Ha,yada Xaaji Abuurkar Ahmed Foudition Ayaa Deeq Raashina ah Gaadhsiisay Qoysaska Danyarta ah ee Kunool Degmada Ceegaag Waxana Deeqdaasi Ka Faaiidatay Qoysas u Badan Kuwa Danyar ah iyo Kuwa Reer Guuraa ah oo Dhamaan Xoolihii ay Dhaafeen.

 

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

ugu Horay Waxaan Halkaasi Ka Hadlay Shiikh AHmed Cabdi Cawad oo Lacagtaasi soo gaadhsiiyey Deegaankaasi Ceegaag Wakiilka ah ahaa” Dhinaca Kale Waxaa Lacagtaasi Deeqda ah Lagu Qaybiye Magaalada Buuhoodle Waxana La Gaadhsiiyey Qoysas Danyar ah.

SOMALI NEWS

To Top