Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somalia, Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga ayaa booqaday Degmadda Awdheegle ee Shabeelaha Hoose halkaas oo halkaas oo fariisin u ah ciidamo tirsan xoogga dalka.
Safarka ra’iisal wasaaraha ayaa la xiriiray u kurgalida xaaladah nololeed ee ay ku nolyihiin,dhirigalinta ciidamada iyo ka qayb galka xuska maalinta 12 April oo ku aadan Aas aaska ciidanka xoogga dalka.
Ciidanka Xoogga ayaa wax u ku amaanay guulihii ugu danbeyay ee ka soo hooyeen la dagaalankii Argagixisadda Al-shabaab,isagoo Mudane Rooble dhinaca kale ugu baqaay in ay halka ka sii wadaan waxqabadka iyo dadaallada kale.
