WARARKA SOOMAALI

Puntland masuul sheegay in lala shaqayn waayay oo iscasiley-Akhriso

Garoowe (HM)-Cabaas Ashkir Cabaas ayaa waxa uu ku andacooday inuu waayey Wada shaqeyn Xafiiska Sare Ee Xuquuqul Insaanka Puntland Sidaasna uu isku casilay.

Uqaabilsanihii Xafiiska Xuquuqul Insaanka Puntland Ee Gobolka Kar kaar Magaalada Qardho ayuu ku magacaabnaa Cabaas Ashkir.

Maamulka Puntland ayaa Xafiiska Xuquuqul Insaanka Puntland waxa lagu Dhaliilay in Dhibaatooyinka Kufsiga Ah ee soo kordhay Deegaanada Maamulkaasi ka waramin dadkana ka wacyi gelin.

SOMALI NEWS

To Top