Warar ka soo baxaya Guriga cad ee Maraykanka ayaa sheegaya in laga noqday magacaabiistii safiirkii Madaxweyne Obama SOomaaliya dhawaan u magacaabay.
Waxana la sheegay in gabadhii la magacaabay ay diidey magacaabisteeda Soomaaliya, nin la hadlay warbaahinta oo magaciisa diidey ayaa sheegay in gabadhu arimo shakhsiyadeed u diidey magacaabisteeda. Waxan waraqihii la noqday madaxweyne Obama.Mss Dhanani ayaan la cadeyn ujeedada ay uga noqotay shaqadan.