Kismaayo (HM)-Maamulka Jubbaland ayaa taageeray go’aanadii ka soo baxay Shirweynaha Wadatashiga Puntland ee shalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Garowe.
War saxaafadeed ka soo baxay Xagiiska Madaxweynaha Jubbaland ayaa lagu sheegay in shirkaas lagaga arrinsanayay arrimo muhiimad weyn mustaqbalka Puntland iyo kan Soomaaliya.
Halkan hoose ka akhriso war saxaafadeedka:-