WARARKA SOOMAALI

Daawo:Shir wada Tashi ah oo Ka Dhacay Buuhoodle Laguna Diiday Wadahalka Khaatumo iyo Somaliland-Video

Magaalada Buuhoodle Waxaa Maanta ka Furmay Shiwayne Balaadhan oo ahaa Mid Wadatashi ah oo Looga Hadlayo Xaalada Nabad Galiyada ee Buuhoodle Sidoo Kale Waxaa Shirkaasi Lagu soo Qaaaday oo Lagu Taageeray Dhismaha Dawlada Somalia gaar ahaan Doorashadii Madaxwaynaha Somalia Maxamed Abdilaahi Farmaajo.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Dhinaca Kale Shirkani Ayaa lagu Qaadacay Wadahalka Khaatumo iyo Somaliland ee Haatan ka Soconaya Wadankaasi Jabuuti oo si Balaadhan Looga soo Horjeestay Waxaana Halkaasi Ugu Horay Ka Hadlay Garaad Abdirisaaq Garaad Soofe Ducaan iyo Cuqaal Kale.

 

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top