Laascaanood ( HM) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Dood ku saabsan Shirkii ka dhacay dalka Jabuuti ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Waxaa Madashan ka qayb galay Aqoonyahano kasoo jeeda Gobolada Waqooyi, Kuwaasi oo aaminsan midnimada iyo Wadajirka Umadda Soomaaliyeed.
Aqoonyahankan ayaa dul istaagay Arimo kala duwan, oo la Xidhiidha shirkaasi, Taariikhda gobolada Waqooyi, sida aan la isugu raacsanayn Gooni goosadka iyo midnimada, Doorka gaarka ah ee DFS ay siisay dadkii Midnimada diidanaa, Khudbadii biixi ee Jabuuti, Siday u arkaan shirka Jabuuti oo ay ku tilmaameen mid xaaraan ah, oo Mashaariic lagu kala saxeexdo, balse Midow iyo kala tagna aan looga hadlin.
Horufadhi News