WARARKA SOOMAALI

DEG DEG: Xildhibaan Aamina oo Qarax Is-miidaamin ah lagu dilay

Xildhibaanad Aamina Maxamed Cabdi ayaa la xaqiijiyay in ay ku geeriyootay qarax Is-miidaamin ah oo lagula eegtay magaalada Baladweyne caawa.

Qof isku soo xiray walxaha qarxaya ayaa ku dhegay xildhibaanada Alle ha u naxariistee.

Rasaas xoogan ayaa laga maqlayaa gudaha xerada lama galaay.

Ciidamo aad u fara badan ayaa la dhigay guriga uu Baladweyne ka degan yahay Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen.

DEG DEG: Xildhibaan Aamina oo Qarax Is-miidaamin ah lagu dilay
To Top