Xildhibaanad Aamina Maxamed Cabdi ayaa la xaqiijiyay in ay ku geeriyootay qarax Is-miidaamin ah oo lagula eegtay magaalada Baladweyne caawa.
Qof isku soo xiray walxaha qarxaya ayaa ku dhegay xildhibaanada Alle ha u naxariistee.
Rasaas xoogan ayaa laga maqlayaa gudaha xerada lama galaay.
Ciidamo aad u fara badan ayaa la dhigay guriga uu Baladweyne ka degan yahay Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen.