WARARKA SOOMAALI

Deg Deg Daawo:Wararkii ugu danbeeyay Xaaladda Buuhoodle Dadkii ugu badnaa ee Shuban Biyoodku soo ritay iyo Gurmad deg deg ah oo lagu Baaqayo-Video

Magaalada Buuhoodle iyo Deegaanada Hoos yimaada ayaa waxaa ka taagan Xaalad adag, Iyadoona dadkii ugu Badnaa oo Xiligan ku dhow 400 oo Qof ay u Jiifaan Xanuunka deegaanka ka Dilaacay, Sidoo kalana ay Jirto Abaar Xoogan oo saamaysan deegaanka.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Hadaba waxaa Taasi dhinac Socda Gurmad kala duwan oo isugu Jira Caafimaadka, Cuntada, iyo Biyaha Sifaysan oo loogu Gurmanayo dadka Xanuunku soo Ritay.

Cabdixakiin Xaaji Axmed oo kamid ah Ganacsatada deegaanka, Islamarkaana Ka mid ah Maamulka Shirkada Biyaha Sifaysan soo saarta ayaa ka Warbixiyey xaalada, Iyo Sida Qofka doonaya inuu ka qayb qaato Gurmadku uu Arintaasi wax ugu Darsan karo – KALA XIDHIIDH : +25263 4491880 .

 

SOMALI NEWS

To Top