Soomaalida ku nool dalka Mareykanka ayaa soo dhaweeysay go,aanki kasoo baxay Hey’adaha Socdaalka Mareykanka ee ahaa inay joojinayaan qabqabashada dadka Soomaalida ah ee sharci darrada ku jooga dalkaan Mareykanka.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Hey’ada Socdaalka Mareykanka ayaa ku wargelisay Safaaradda Soomaaliya ee magaaladan Washington, in Soomaalida aanan sharciga ku heysan Mareykanka aanan laga soo xiri doonin guryahooda ama goobahooda shaqo.