Laascaanood (HM)-Xildhibaan Dhakool oo kamid ah Xildhibaanada Maamulka Soomaaliland ee kasoo jeeda Gobalka Sool oo mudo u xidhnaa Xubno kamid ah maamulkaas oo ugu horeeyaan Faysal Cali Waraabe iyo Muuse Biixi kadib markii uu sheegay in ay maalinta 18ka May ee Soomaliland u aqoonsan tahay Maalin madaxbanani uu ku sheegay wax ay Beel leedahay isla markaana uu la saftay 26ka June.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Xildhibaan Dhakool oo maalintii shalay ahayd Xabsiga laga sii daayey ayaa goordhawayd oo uu warbaahinta la hadlay wuxuu sheegay in ay xidhan Beesha Isaaq ee ay xadhigiisa ka dambeeyaan 7 Nin oo ay awalba aad isku necbaayeen isaga oo sheegay in uu Soomaliland ka cafinayo hadalkii uu dhahay marka buu dhahay laga reebo Faysal Cali Waraabe.