WARARKA SOOMAALI

Daawo:Xisbigii Faysal Cali Waraabe oo Burburay iyo Xubinihii ugu badnaa oo maanta isaga dareeray-Video

Xisbigii Faysal Cali waraabe ayaa kala yaacay waxaana maanta ka dareeray Xubnihii ugu balaadhnaa oo isaga baxay Xisbigiisa kadib markii ay sheegeen in ay isku afgaran wayeen Danta Xisbiga Faysalna isaga mashquulsan yahay Aflagaado iyo arrimo kale oo aan dan u ahayn.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top