Magaalada Hargeysa waxaa maanta Mudahaarado balaadhan oo rabshada wata ka dhigay Boqolaal arday oo ka cadhaysan natiijada Imtixaanka Dugsiyadda Somaliland oo ay maanta wasaarada waxbarashada ee maamulkaasu ku dhawaqday waxaana ay sheegeen in aysa ahayn wax macquul ah.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Ardeyda ayaa sheegay in aysan aqbali doonin natiijada kasoo baxay maanta wasarada waxbarashada ee maamulka Somaliland taas oo ay sheegeen in ay kaliya ay sheegtay in ay Baaseen 15 ardey boqolaal kalana ay ku dhaceeen imtixaanadkii.