Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysi Xiiso badan oo lala Yeeshay Abokor Khadar Ismaaciil oo ah Wiil Caruur ah oo ku Nool magaalada Hargeisa, Islamarkaana isagoo yar oo 11-sano jir ah Bilaabay Inuu Shaqaysto.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Hadaba Abakor ayaa wuxuu si wacan u Maareeyey Noloshiisa, Hadaba Sheekada la yaabka leh ayaa waxay tahay Abokor oo hada Jira 14-sano Inuu Jeclaaday Gabadh, Islamarkaana uu doonayo inuu Guursado, isaga oo sheegay inuu Rabo Isaga iyO Caruutiisu inay israacaan sida Walaalihii oo ka.
Wararka [email protected]
