WARARKA SOOMAALI

Daawo:Wasiirka Waxbarashada Mamulka Hargeysa oo Shacab Danyar ah ugu Hanjabay in uu Xabad uga saari doono Guryahooda Laascaanood-Video

Wasiirka waxbarashada maamulka Somaliland Cabdilaahi Ibraahim Habane oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa Magaalada Laascaanood ee Gobalka Sool ayaa saaka Kormeer ku tagay Dugsiga Boodhka Carruurta oo laga dhisayo Dhanka Bari ee Magaalada.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Wasiirka waxbarashada Maamulka Somaliland ayaa markii uu halkaas gadhay wuxuu Hanjabaad iyo in uu Ciidan u adeegsan doono ugu Handeday Shacabkii deganaa Guryaha Iskuulka oo Hadda Dib u dhis lagu wado madaama uu ilaa Dowladii dhexe ee Somalia Burbursanaa.

Waasiir Habane ayaa sheegay in hadii dadkan aysan ka bixin iyaga oo Nabad qaba ay ka bixi doonaan iyaga oo aan sharaf lahayn isla markaana xoog loo adeegsaday.

SOMALI NEWS

To Top