WARARKA SOOMAALI

Daawo:Warbixin Xasaasi ah oo diiradda lagu saaray Shirkii Maamulada iyo Dowladda dhexe ee Muqdisho kusoo dhamaaday,Farmaajo oo-Video

Heshiiskan oo ay ku jiraan qodobo xasaasi ah ayay dad badan shaki gelinayaan sida ay u hirgelin doonaan madaxda Maamul goboleedyada.

Madaxweynaha DFS ayaa fahansan in dhibaato ay ku tahay kudlada ay sameysteen madaxda maamulada taas oo si deg deg ah usoo celin karta khilaaf cusub.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Sababta keentay in madaxweynaha uu ku kalsoonaan waayo qodobadan lagu heshiiyay ayaa ah in xili hore heshiis kan ka weyn la gaaray laakiin uu guul dareystay.

Si kastaba, dadka ku dhow Villa Somalia ayaa sheegaya in weli madaxweynuhu uu isha ku hayo sidii uu ukala fur furi lahaa madaxda maamulada si uu uga taqaluso xilalka kuwa doonaya in dowladiisa ay qalalaaso ku abuuran

SOMALI NEWS

To Top