Magaalada Buuhoodle Waxaa saaka laga taagay Taalada loogu magac daray Taallada KALSHAALE , Taalladan oo loogu talagalay in lagu xasuusto xaasuuqii Kalshaale ka dhacay 5 sano ka hor , kaasoo lagu laayey dad badan oo birimagaydo ah , ka dib duullaan ay ku soo qaaday Somaliland iyo beesha dhexe oo wada socda.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Taalladan oo ah gaadhi nooca dagaalka ah ama Beebee ayaa waxaa ay socotay in mudo ahba diyaarinteeda .
Ujeedka Taalladani ah in lagu xasuusto dhacdadii Xanuunka badnayd ee KALASHAALE