WARARKA SOOMAALI

Daawo:Somalia oo 25-sano kadib Bixinaysa Tababaro ku saabsan Dufaaca Badda Somaalia warbixin Xiiso badan-Video

In kabadan 25-sano Khayraadka Baddaha Soomaaliya ayaa ahaa mid dayacan, Waxaana Jiray Boob kala duwan oo lagu Hayo Khayraadka Badda, Hadaba si arintaasi meesha looga saaro waxaa Muqdisho laga Hirgeliyey Dugsi dhalinyarada Lagu Barayo Arimaha Badda Iyadoona ay gaadhayaan 150-Arday oo la baro Aqoonta Badda.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Dhalinyarada ayaa waxay Qaataan Tababar kala duwan,  Waxaana Dawladda Soomaaliya ay u diyaarinaysaa inay Noqdaan Kuwii Mustaqbalka dhow dalkooda wax u qaban lahaa.

SOMALI NEWS

To Top