WARARKA SOOMAALI

Daawo:Shacabka Muqdisho oo u dhaqaaqay dhanka Horumarka iyo Gaadhigii ugu dheeraa oo Muqdisho la keenay-Video

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa waxaa lasoo gaadhsiiyey Gaadhi uu Noocisu ku cusub yahay magaalada, Kaasi oo lagu keenay Qiimihii ugu badnaa ee ay ku yimaado Gaadhi Noociisa ah, Islamarkaana gaadhigan oo ah Nooca Raaxada ayaa kamid ah Gaadiidka ugu dheer .

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Soomaaliya oo dib uga soo baxday Colaadihii Iyo dagaaladii dalka dib u dhigay ayaa hada u Muuqata mid la Jaanqaadaysa Caalamka, Waxaana Bulshada Soomaaliyeed lagu Tiriyaa kuwa Hormuudka ka ah ilbaxnimada meelkasta oo ay Joogaan.

SOMALI NEWS

To Top