WARARKA SOOMAALI

Daawo:Sh.Dunida Caan ka ah oo Geeriyooday isaga oo Toos TV-ga uga akhrinaya Suuratul Al Mulk-Video

Sheekha dunida ugu caansan marka la yiraahdo akhriska qur’aanka kariimka ee u dhashay dalka Indonesia ayaa geeriyooday xili uu akhrinayay aayaatka Quraanka Kariimka, wuxuuna afka ku hayay suuratul Al Mulk ilaa ay ay nafta ka basdo.

Sheikh Ja’afar Abdulrahman ayaa ka mid ahaa culumada ugu horeysa caalamka qur’aan akhriska, wuxuuna illaahey waafajiyay wanaag xili uu akhrinayay Suuratul Mulk ama Tabaarak oo ah suurad ka hadleyso sababta illaahey u abuuray insaanka iyo abaal marinta marka uu aakhiro u dhaadhaco iyo in Illaahey abuuray geerida iyo noloshaba.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Sheekha ayaa inta uusan dhameyn akhriska suurata Al Mulk ayuu dhulka ku dhacay, isagoo ilaa laga qabto uu waday akhriska qur’aanka, isla goobta ayuuna ku ruux baxay.

SOMALI NEWS

To Top