WARARKA SOOMAALI

Daawo:Safiirka Maamulka Somaliland ugu magacaaban Imaaraadka oo Qaramada Midoobay u haysto Musuq Maasiq iyo Xatooyo-Video

Warbixinta Sanadlaha ah ee Qaramadda Midoobay ay sanadkiiba mar soo saarto ayey sanadkan waxay kusoo qaadatay Safiirka Maamulka Somaliland u jooga Dalka Imaaraadka oo ay ku eedeysay Musuq Maasiq iyo wax is daba marin xoogan iyaga oo soo qaatay Saldhiga Imaaraadku ka furtay Berbera.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top