WARARKA SOOMAALI

Daawo:Rw Khayre iyo Shacabka Muqdisho oo Goob shaah ku wada kulmay Sheeko iyo Kaftan dhexmaray-Video

Ra,iisul wasaraha Somaalia Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan kula qaatay qaybaha kala duwan ee shacabka magaalada Muqdisho goob lagu qaxweeyo oo ku taalla xaafada wada jir ee magaalada muqdisho wuxuuna haalkaas kula kulmay Caruur badan iyo waalidiin iyo shacab kala duwan.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top