WARARKA SOOMAALI

Daawo:Roobabkii Gu,ga oo ka curtay Deegaano Hoos yimaada Buuhoodle iyo Qiimaha Biyaha oo hoos u dhacay maanta-Video

Deegaano Hoos yimaada magaalada Buuhoodle  ee Xarunta Gobolka Cayn ayaa waxaa Xalay ka Curtay Roobabkii GUGA iyadoo Halkaasi ay ka jirtay Xaalad  Aabaareed iyo Xanuuno kale oo ka dhashay Abaarta Iyo Biyaha Adkaaday.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Roobabka oo ahaa Kuwa lagu liibaaney ayaa siwayn u helay Deegaanka  Sooll-joogto, Dhilaalo iyo tuulooyinka ku xeeran, Waxaana Markiiba Dhulka galay Qiimaha Biyaha oo Markii hore ahaa mid aad u Sareeya, Iyadoona Booyadaha Biyahu ay Bilaabeen inay iibgeeyaan Xareeda.

SOMALI NEWS

To Top