Xili Abaaro Ba’an ay ku dhufteen Guud ahaanba Dhulka Soomaalida, ayaa waxaa magaalada Gaarisa ka da’ay Roobab Lixaad leh, Kuwaasi oo dadka iyo Duunyadu ay ku Qabow-sadeen, Sidoo kalana Roobabka oo aad u Xoog badnaa ayaa Dhulka ku daray Qaar kamid ah Beeraha Halkaasi ku yaalay.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
