WARARKA SOOMAALI

Daawo:Roobab lagu diirsaday oo ka Da,ay maanta ilaa xalay Boorama iyo Hargeysa-Video

Wararka ka imaanaya hada magaalada Hargeysa ee Gobalka Waqooyi Galbeed  DalKA Soomaaliya waxaa ay sheegayaan in uu galabta halkaas Roob si wanaagsan loogu diir saday uu ka da,ay isla markaana ay aad ugu qabowsadeen Bulshada ku dhaqan guud ahaan magaalada Hargeysa iyo nawaaxigeeda.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top