Safiirka Dowladda Itoobiya i fadhiya maamulka Garoowe ee Puntland ayaa Canaan dhagaha kala raacay Madaxweynaha maamulkaas Cabdiweli Gaas iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Puntland kadib kal fadhi ay yeesheen Baarlamanka maamulkaas.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
