Wararka la xariira weerarki shaley ka dhacay bartamaha magaalada London ee cariga Ingiriiska ayaa sheegaya in tirada khasaaraha ee weerarkaas ay wax iska badaleen kadib marka ay xaley saqdii dhexe booliska magaaladaasi qabteen shir jaraa’id oo ay ku faahfaahinayeen waxyeelada uu geystey ninka lagu tuhunsanyahay in uu ka danbeeyey.