WARARKA SOOMAALI

Daawo:Qaabkii uu Ra,iisul Wasaare Soomaaliya ugu dhawaaqay Golaha Wasiirada,Wuxuu ku soo xushay Xaalada Dalka iyo Khudbad Taariikhi ah-Full Video

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa Khudbad ka jeediyey Munaasiabdii lagu magacaabay Xubanaha Golaha Wasiirada Cusub ee Soomaaliya.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Khayare ayaa wuxuu siwayn uga hadlay Waxyaabaha Horyaala Wasiirada Cusub, Shuruudaha ay ku shaqayn doonaan, Hantidooda iyo Islaxisaabtanka Xilka lagu wayn doono, Waxaana Intaasi kadib Madasha laga Shaaciyey Magacyada Wasiirada Cusub, Kuwaasi oo sugay ainay Baarlamaanku Meel-mariyaan

SOMALI NEWS

To Top