Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale (Xaaf) ayaa waxa uu ka hadlay qorshaha uga degsan Maamulka Ahlusuna Waljamaaca.
Axmed Xaaf waxa uu sheegay in ay doonayaan wadahadal ay la furan Dawlad Gobolleedka Ahlusuna Waljamaaca.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Waxa uu sheegay Madaxweyne Xaaf in ay doonayaan wax kasta oo xal ah inay sameeyaan si buu yiri Nabad iyo Wada noolaanshiyo loogu joogo.
Axmed Ducaale Xaaf ayaa waxa uu sidoo kale ka hadlay Heshiiskii ay dhawaan kala saxiixdeen isaga iyo Madaxweyne Gaas,isagoo sheegay in Gaalkacyo Nabadeynteeda ka shaqeenayaan isku Af garteen.
Sikastaba Madaxweyne Xaaf ayaa waxa uu hadda wajahayaan Xaalad Adag oo Puntland iyo Ahlusuna kasoo food saaray.