WARARKA SOOMAALI

DAAWO:Madaxweynaha Maamulka Khaatumo oo ka hadlay Qaraxii Dadka badan ku dhamaadeen ee Muqdisho,Muxuu ka yidhi-Video

Masuuliyiin ka tirsan maamulka khaatumo oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Buuhoodle ayaa ka hadlay Qaraxii ka dhacay Isgoyska Soope ee Magaalada Muqdisho Kaasi oo dad badan ay ku Nafwaayeen.

HALKAN RIIX DAAWO  VIDEO

Dr. Cali Khaliif Galaydh Madaxwaynaha khaatumo  ayaa sheegay inay tahay wax Laga Xumaado Qaraxaasi, Wuxuuna u mahad celiyey dadka usoo gurmaday kadib markii dhibku dhacay ee Dawladda Turkigu ay ugu horayso.

SOMALI NEWS

To Top