WARARKA SOOMAALI

Daawo:Maamulka Somaliland oo shaagay in ay ICTIRAAF heli doonin iyo Madaxweynaha Khaatumo oo Banaanka Soo dhigay Sirtii Siilaanyo-Video

Dr. Cali Khaliif Galaydh Madaxwaynaha maamulka Khaatumo oo Dhowaan Ka Qayb galay Kulan Ka dhacay Imaaraadka ayaa wuxuu Daaha ka Qaaday Arimo Qarsoonaa oo la Xidhiidha Hadal kasoo yeedhay Axmed Siilaanyo Madaxwaynaha maamulka Somaliland, Sidoo kalana Wuxuu ka hadlay eedaynta loosoo Jeediyey Markii uu Wada-hadalka Bilaabay.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

“Safiirada Maraykaka, Ingiriiska iyo Ninka qaramada midoobay  u fadhiya  Soomaliya walee  Sadexduba waxay noo soo gudbiyen farriimo ay leeyihin Madaxweynaha Somaliland afkiisa waxaanu ka haynaa Da’baan joogaa,  hadaanu somaliland nahay ictiraafna inaanan meelna ka helayn waanu ogaanay, waxaan ka badin waayay oo aan doonaya inan dhaxal Dadkayga uga tago  Nabadna aan raadino, Khaatumona nahadalno.” Ayuu yidhi Dr. Galaydh.

Wararka [email protected]

SOMALI NEWS

To Top