WARARKA SOOMAALI

Daawo:Maamulka Somaliland oo ku fashilmay in uu yeesho Basaboor u gaara iyo Dowladnimada Beenta ah-Video

Maamulka Somaliland ayaa lagu eedeeyay in ay ku fashilmeen in ay sameystaan Baasaboor iyaga u gaar ah.

Wasiir ku xigeenkii Hore ee Wasaaradda qorsheynta Cabdikariin Axmed Mooge oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Somaliland ay ku guuldareysatay in ay yeelato Baasaboor.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Sidoo kale Waxaa uu sheegay in hadda asyan laheyn wax baasaboor ah.

Madaxda maamulka Somaliland ayuu ku eedeeyay Mooge in ay ku dhoofaan Baasabooro dalal kale.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in Shacabka kunool Somaliland ay yihiin dad xabsi ku jira Maadaama aysan dalka ka bixi karin.

SOMALI NEWS

To Top