WARARKA SOOMAALI

Daawo: Ali Khaliif oo weli ku sugan deegaamada maamulka Hargaysa iyo kulan uu la yeeshay Odayaasha Awdal-Vide.

Waxaa dhowaan magaalada Boorame ee Xarunta Gobolka Awdal uu kulan  ku dhexmaray   Cali KHaliif Galaydh Madaxwaynaha maamulka khaatumo,   iyo Madaxdhaqameedaka Gobolka Awdal, waxayna Hadalo kala duwan iyo Talooyin usoo jeediyey Cali Khaliif.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Wuxuu halkaas ka sheegay hadalo siyaasadeed oo isbedel weyni ka muuqdo, isagoo balan qaaday in waxa uu ugu yeedhay in la wada lee yahay la dhisto.

Galaydh oo Halkaasi ka hadlay ayaa ugu horayn ka hadlay sababta uu Halkaasi u yimid, Isagoo Xusay inaanu Arimo Siyaasadeed u iman,  Balse wuxuu ka hadlay Hadalo kala duwan oo Odayaashu usoo jeediyeen.

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top