WARARKA SOOMAALI

Daawo:Hargeysa Ganacsigii oo Xidhmay Lacagtii Somaliland oo waxba kama jiraan noqotay iyo Siilaanyo oo Ciidan adeegsanaya uun-Video

Magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa saaka waxaa ay shacabku ku waa bariisteen guud ahaan gaar ahaana Goobaha ganacsiga ee aadka looga adeegsan jiray iyo suuqyadii muhiimka ahaa oo xidhan kadib sixir barar xoogan oo soo wajahay markii Dollerku cirka galay lacagtii Maamulka Somaliland,na ay dhulka gashay oo waxba goyn wayday.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Ciidamada Maamula Somaliland ayaa lagu soo daadiyey suuqyada la xidhay iyaga oo dadka ka hor istaagay in ka hadlaan Cabshadooda waxaana taas ka dhashay cadho xoogan oo sababtay in shacabka magaalada Hargeysa xaqiiqada daaha ka qaadaan.

SOMALI NEWS

To Top