Gudoomiyaha Jaaliyada reer Khaatumo ee Dalka Norway oo jir saxaafadeed ku qabtay Dalkaa sa ayaaa si wayn usoo dhaweeyey isla mar ahaantaasna tageeray wada hadalka u dhaxeeya maamulka Khaatumo iyo Soomaliland Gudoomiyaha Jaaliyada Khaatumo ee Norway Cabdifataax Daahir Xaaji Xasan ayaa sidoo kale wuxuu Baaq iyo dardaaranba u diray Odayaasha G11 oo uu u sheegay in ay tix galiyaan shacabka iyo maamulka reer Khaatumo.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
