WARARKA SOOMAALI

Daawo:Gudiga Doorashada Madaxweyne ee Maamulka Galmudug oo soo Bandhigay Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Galmudug-Video

Guddiga Doorashada Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa maanta soo bandhigay jadwalka Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo lagu wado in magaalada Cadaado ka dhacdo 10-ka bishan April.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa ku adkeesanaya in doorashada Madaxweynaha ay dhaceyso waqtigii loogu tala galay, waxaana Baarlamaanka iyo Guddiga doorashada Galmudug iska diideen baaq uga yimid Dowlada Federaalka iyo Maamulka Ahlu Sunna.

Halkan ka Akhriso Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Galmudug

SOMALI NEWS

To Top