Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay Doorashada Madaxwaynaha Maamulka Galmudug, Waxaana sidoo kale, wasiirka dastuurka iyo dib u hishiisiinta Galmudug uu dowlada federaalka waxa uu ku eedeeyay inay Farogelin ku hayso Arimaha Doorashada.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
“Galmudug iyada ayaa u Madax banaan Arimaha Doorashada, DF Soomaaliya Xaq uma laha, Waxaana ka dhexeeya Wada shaqayn Laakiin Galmudug iyada ayaa u Madax banaan inay dhisato Dawladeeda”
