Dowladda Somalia ayaa war kasoo saartay Xadhiga Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo dhawaan ay Maxakamadda Hargeysa xukun laba sano ah ku riday.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Wasiirka Warfaafinta Soomalia Cabdiraxmaan Cumar Cismaan ,,Yariisow,, oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Dowladda Somalia ay aad uga xun tahay xadhiga wariyaha,isla markaana ay kala shaqaynayaan Hay,adaha Xaquuqul iinsaanka sidii loo sii dayn lahaa.