WARARKA SOOMAALI

Daawo:Xisbiyadda Beesha Isaaq oo laga cabsi qabo in Dagaal dhiig badan ku daato uu ka dhex qarxo iyo Wadani oo Ku dhawaaqay Xabad-Video

Ciidamada Booliska ee magaalada Hargeisa yaa maanta Weerar ku qaaday Maxkamadda Hargeisa oo ay ka socotay Maxkamadaynta Xubno ka tirsan Xisbiga Wadani oo maamulka Talada haya, Mudooyinka u xidhnaa.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Xubanaha Xisbiga Wadani ayaa si kulul uga hadlay   Waxa maanta ka dhacay Hargeisa, waxayna Shacabka ugu Baaqeen   inay Iska Celiyaan Maamula Xiligan Taladda Haya.

“Shacabkoow Sidaad Nidaamkaa isaga Dul-qaadi lahaydeen, Taladeedu way idiin taalaa, Xisbi Ahaan waxaanu Halkan Ka Cadaynaynaa inaanu Marnaba aanan Luqunta laad-laadin doonin, Hadii ay Dagaal Iclaamiso Xukuumado waxaa Xisbiga Wadani Iclaamin doonaa dagaal lamid ah,  oo ay Noqon doonto mid Dalka u Horseeda Musiibo iyo Arin aan laga soo Kaban.”

SOMALI NEWS

To Top