WARARKA SOOMAALI

Daawo:Dagaal dhanka Afka ah oo ka dhex qarxay Maamulada Somaliland iyo Puntland-Video

C.raxakiin Cabdullahi Camey a ayaa sheegay in dekeda Berbera iyo Saldhiga Berbera ay Saxeexday Dawlada Soomaaliya, Islamarkaana maamulka Somaliland uu ka tirsan yahay Dawlada Federaalka Soomaaliya.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

“Sagaarada ayaa Saallo la arki doona Aasta,  Geesinimadii shacabka Reer Somaliland Runta loogu sheegi lahaa ayaa Dawladdu wayday, waxaa hubaal ah inay qayb ka yihiin Dawlada Federaalka” ayuu yidhi C.xakiin Camey.

Dhinaca kale waxaa Arintaasi ka jawaabay Cismaan Saxardiid Cadaani oo ah Wasiir ka tirsan maamulka Somalilnad, Wuxuuna waxba kama jiraan ku tilmaamay hadalka kasoo yeedhay C.xakiin Camey.

 

SOMALI NEWS

To Top