WARARKA SOOMAALI

Daawo:Cabdiweli Gaas iyo Axmed Madoobe oo jawaabo adag is dhaafsaday iyo sida sharafta looga qaaday Gaas-Video

Madaxweynayaasha maamulada jubaland iyo puntland ayaa markii ugu horeesay si cad isugu jawaabay hadalo kululna iskadaba yidhi kuwaaso isku maan dhaafay dhanka fadaraalka iyo dhanka siyaasada soomaaliya

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

C/wali gaas hogaamiyaha maamulka puntland ayaa isagu ku naaloonaayay islamarkaana aad udifaacaya fadaraalka iyo in dalku yeesho maamulo tahayna wadada kaliye soomaali ku noqon karto dawlad.

Balse axmed madoobe ka daba qaatay hadalka ayaa sheegay in uusan aaminsaneen wax la dhaho fadaraal islamarkaana  yahay fadaraalkaasi “”nin dameer dabadii kadegay meel uga toomon ayuu waayay soomaali meel uga toomon ayay weyday laakiin maaha nidaam lagu naaloon karo ayuu  yidhi axmed madoobe

SOMALI NEWS

To Top