WARARKA SOOMAALI

Daawo:Beesha Bariga Burco oo ka hadlay Dilkii dhawaan Gacan ku dhiigle kasoo jeeda ka geystay Deegaanka Kalshaale-Video

Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda Beesha Bariga ayaa ka hadlay Dilkii dhowaan dab kasoo jeeda ay ka gaysteen Deegaanka Kalshaale ee Gobolka Cayn,   Iyadoo lagu diley Halkaasi  Alle ha u Naxariistee C.laahi  Muuse  oo kasoo jeeday Deegaanka Buuhoodle.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Odayaasha iyo Waxgaradka ayaa sheegay inay aad uga Xun yihiin Dilkaasi waxshinimada ah,  Waxayna sheegeen inay tahay Fal Naxdin leh oo aan lagu Wada socon, waxayna Tacsi u direen Ehalada iyo Qaraabada uu ka Geeriyooday.

Wararka Horufadhimedi.com

SOMALI NEWS

To Top