Golaha Baarlamaanka Maamulka Khaatumo ayaa kulan ay iskugu yimadeen magaalada Buuhoodle waxaa ay xilka kaga qaadeen Xildhibaan ibrahim Cali Cilmi Mareykan oo kamid ahaa xildhibaanada Baarmaanka maamulka Khaatumo hase ahaatee baryahan u danbeyay ku sugnaa magaalada Laascaanood ee xarunta Gobalka Sool.