WARARKA SOOMAALI

Daawo:Aqoon yahan Caan ah oo Banaanka soo dhigay Khatarta ku duugan Shirka London ee Dhawaan looga yeedhay Madaxda Soomalia-Video

Aqoonyahan Abdirisaq Fartaag ayaa waxaa uu ka hadlay shirka London lagu qaban doono iyo xogaha daahsoon oo ay dowlada UK ka leedahay. Sidoo kalana tuhunka madaxda Soomaalida qaarkeed laga qabo, ee la xiriira shirarkii hore iyo kan soo socdaba.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Si aan wax badan u ogaatid daawo wareysiga Fartaag iyo dad uu ku sheegay inay lagama maarmaan u tahay ka qeybgalka shirkaasi,haddii Soomaalida ay rabto inay wax dhab ah ka dhaxlaan.

SOMALI NEWS

To Top