WARARKA SOOMAALI

Daawo:Al-shabaab oo Carruur Badan ku xasuuqay Muqdisho Dhaawaca Dhimashada oo Koradhaysa iyo uur ku taalada Waalidkii dhalay-Video

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Madfac maalintii shalay ku habsaday Caruur iskuuley ah degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho xili ay ku jireyn Fasalka waxaana Madfacaasi ku dhintay Gabar yar halka Caruur kale ay ku dhaawacmeyn.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Caruurta al shabaab hoobiyaha ku laayeen ayaa dhaawacooda lagu baxnaaninayaa isbitaalaadka magaalada Muqdisho waxaana booqday Mas’uuliyiin DF katirsan.

SOMALI NEWS

To Top