WARARKA SOOMAALI

Daawo Xogta Maanta : Jawaari oo horkacaya Xildhibaanada ololaha kawada Nairobi +Video

Sida aan wararkeena hore ku sheegnay waxaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ka socda dhaqdhaqaaq Siyaasadeed oo looga soo horjeedo dowlada uu hogaaminaayo Madaxweyne Farmaajo.

Dhaqdhaqaaqani ayaa waxaa wada Xildhibaano ka kala tirsan labada Gole ee DFS, kuwaa oo cadad ahaan lagu khiyaasay 105 Xildhibaan.

Abaabulka dhaqdhaqaaqani ayaa waxaa kaalin mug leh ka cayaaraya Guddoomiyayaal ka kala tirsan labada Gole.

Halkan riix video daawo

SOMALI NEWS

To Top