Laascaanood (HM)-Waxaan halkan idiinka soo gudbin doonaa warbixin si guud u dul istaagaysa cudurka Coronavirus ee adduunka afeeyay, saameynta uu ku yeeshay caalamka dhanka dhaqaalaha, taariikhda bilowgiisa iyo saameynta uu ku yeeshay Soomaalida.
HALKAN KA DAAWO VIDEO WARBIXINTA
